Deegaanka doqomada oo magacii laga badelay iyo dadka kunool oo dabaal degay !!

Deegaan kuyaala Waqooyiga dalka Nageria oo lagu magacaabi jiray deegaanka doqomada ayaa sanado badan kadib magaca laga bedelay, waxaana deegaankaasi loo bixiyay magac cusub oo ay si weyn usoo dhaweeyeen dadka kunool. Gudoomiyaha deegaanka ayaa shaaca ka qaaday in magacii hore ay dhibsadeen dadka deegaanka lagana badelay, waxa uuna Gudoomiyaha sheegay in hada kadib deegaanka … Continue reading Deegaanka doqomada oo magacii laga badelay iyo dadka kunool oo dabaal degay !!